Daawo Sharaay oo ahaa Musharixii u tartamaya Madaxweyne Xigeenka Xidig oo cadeeyay sabtuu u taageeray Axmed Madoobe

Cabdulqaadir Cabdi Shamaay oo kamid ahaa kooxdii Musharixiinta ee isku bahaystay iney Xukunka kantuuraan Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegey inuu ka baxay kooxdaas ka dib markuu arkay qaabka ay saaxiibadiis wax u wadaan uuna taageeray Madaxweynaha la doortay.

Hoos ka daawo Video-gii oo dhamaystiran