Daawo Nin Soomaaliya oo loo heystaa faraxumaynta Gabar 14 jir ah oo Diyaarad dhexdeed lagu baqtay

Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Diiriye Cali Jamac oo Bileydku Ingiriiska ay baadi goob ugu jireen ayaa la London lagu qabtay isagoo Diyaarad u raacaya Dalka Itoobiya,

Ninka ayaa lagu eedeeyey inuu fara xumeeyey Gabar 14 jir ah

Hoos ka daawo Diiriye oo Bileusku ay ku dhex qabteen Diyaarad u duuli lahayd Adis Ababa