Ehlu Suna oo ku dhawaaqay Dagaal, Dowlada Federaalka oo ku jirta badbaadin in Dagaal dhaco

Kulamadii ugu dambeeyey ee ay wada yeesheen Labadii garab ee Ehlu Suna ayay ku heshiiyeen, todobaadkii hore ayaa Ehlu Suna Waljameeca waxay unkala jabeen laba Garab, Garab raacay Villa Soomaaliya iyo Garab diidan, laakiin hada labadii garab Way heshiiyeen.

Waxayna Ehlu Suna ay ku dhawaaqeen inay xabad dabada ka galinayaan Xukuumada Frderaalka.

Dhuusamareeb waxay hada u muuqataa in Dagaal ka dhacayo, Xukuumadu waxay kundaabulaynaysaa Ciidan Beeleedyo la isku dhafay.

Raysal wasaaraha ayaa lagu waxay inuu beri u saaro halkaas laakiin isbadalka hada yimid awgiis inuu baaqdaa macquul ah.

Wararka qaar waxay sheegayaan inuu sugayo inta ay Ciidamada Itoobiya ay tagayaan Dhuusamareeb.

Puntlandi.com
Gaalkacyo