VIDEO-Senator Cabdi Qayb-diid oo weeraray madaxda DFS iyo guddoomiye Dhooba-daareed oo hadlay.

Guddoomiyaha barlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhooba-daareed iyo guddoomiyaha gudiga la socodka dastuurka ee labada aqal Cabdi Xasan Cawaale Qayb-diid ayaa magaalada Garoowe ka jeediyey khudbado xasaasi ah.

DAAWO