DAAWO-Barnaamij dhammaystiran oo ku saabsan dooddii kiiskii Caasha Ilyaas & dardaarankii xukumanaaysha.

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa go’aan kama dambays ah ka qaadatay kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan, waxaana ay ayiddey go’aamadii maxkamaddaha derejada 1aad iyo rafcaanka ee gobolka Nugaal oo ahaa dil toogasho ah.

DAAWO