Madaxweynaha Puntland oo teleefoonka kula hadlay Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland una hambalyeeyey

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa booqdey Masuulkii u horeeyey ee u hambalyeeyey Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam

Labada Madaxweyne oo khadka Teleefoonka kuwasa hadlay Doorashadii kadib ayaa Mudane Deni wuxuu u hambalyeeyey Shacabka Jubbaland iyo Madaxweynohooda ay Doorteen.

Goor dhow Ayaan idin soo gudbineynaa Qoraalka Hambalyada Jubbaland ee ka timid Puntland.

Puntlandi.com
Garowe