Breaking News— Axmed Madoobe oo mar kale ku guulaystay hogaaminta Jubbaland

Sayid Axmed Maxamed Islaam ayaa mar kale loo doortay hogaaminta Jubbaland,

Baarlamaanka Jubbaland ayaa Axmed Madoobe u doortay inuu Hogaamiyo Jubbaland.

Axmed Madoobe wuxuu helay cod gaaraya 56 cod, Isla goor dhow ayaa landhaarinayaa Madaxweynaha Maria kale la doortay.

Hambalyo Hambalyo Mudane Madaxweyne