VIDEO-Somaliland oo shaacisay in lagu jebiyey dagaalkii Hadaaftimo dalabna u dirtay madaxweynaha Puntland.

Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in khasaare xoogani ka soo gaarey dagaalkii u dhexeeyey Puntland iyo Somaliland ee ka dhacay magaalada Hadaaftimo, waxaana uu sheegay inuusan u dulqaadan doonin in Puntland ka arrimiso gobolka Sanaag.

DAAWO