Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo Kismaayo soo gaaray

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa waxay maanta soo gasten Kismaayo si ay uga qayb Galaan goobjoognimada Doorashada Jubbaland.

Axmed Calin Fiji ayaa wuxuu sheegay inay Kismaayo u yimaadeen iney goob Joof ka ahaadaan Doorashada Jubbaland.

Xildhibaanada waxay sheegeen in La ilaaliyo Dastuurka Jubbaland gacan birana lagu Santo cidii qaynuunka iyo kala dambeynta ku citaarta.

Horay waxaa Kismaayo joogay xildhibaano labada Aqaql ee Federaalka kuwasoo goob joognimo inay Doorashada ka ahaadaan u jooga.

Puntlandi.com
Kismaayo