Tacsi —Marxuum Cabdullaahi Shiekhdoon(Cabdullaahi Guuleed Cade (Gaalkacyo) oo maanta ku geeriyooday Aarhus Denmark

Alla naxariistii Jano haka waraabiyee waxaa maanta Magaalada Aarhus Dalka Denmark ku geeriyooday Marxuum Cabdullaahi Sheikhdoon Guuleed Cade (Cabdullaahi Gaalkacyo).Waxaa Ehelka lagu wargalinayaa Geerida Marxuumka.

Marxuumku maalmahaan wuu xanuunsanaa, Waxaa tacsi loo dirayaa Xaaskiisa Faadumo Yousef Nuur Cadood iyo Caruurtiisa , Illaahay samir iyo Imaan ha Udinese siiyo

Waxaan Illaahay uga baryaynaa Jano waarta iyo dhaaf. aamaain Aaamiin Aamiiiiiin

Jaaliyada Denmark ee Soomaaliyeed guud ahaan Way ka tacsiyeynayaan Geerida Marxuumka