DAAWO-Col. Caarre oo ka jawaabey wada hadalkii Muuse Biixi & jawaabtii Hargaysa.

Col. Cawil Siciid Jaamac Caarre oo muuqaal ka soo duubay buuraleeyda gobolka Sanaag ayaa waxa uu war ka soo saaray xaaladda gobolka Sanaag, dhex dhexaadintii laga dhex wadey isaga iiyo Muuse Biixi iyo jawaabta ay ka bixisay xukuumadda Somaliland.

DAAWO