Dawlada Puntland oo soo dhaweysay una hambalyeysay Xubnaha Barlamaanka cusub ee Jubbaland

Dawlada Somaliyeed ee Puntland ayaa maanta si rasmi ah u soo dhaweysay uguna hambalyeysay xubnaha cusub ee Barlamaanka 2aad ee Maamul Goboleedka Sonmaliyeed ee Jubbaland,kuwaas oo lagu dhawaaqay habeenkii xalay ahaa.