DAAWO-Alshabaab Somaliland gelineysey buuraha Galgala oo Puntland qabatay.

Ciidamada Puntland oo kaashanaya sirdoonka iyo shacabka gobolka Sanaag ayaa ku guulaystey inay gacanta ku soo dhigaan rag katirsan Alshabaab oo ka soo ambabaxay dhanka Somaliland kuna sii jeedey buuraleeyda Galgala ee gobolka Bari.

DAAWO