Axmed Karaash oo farriin u diray beelo dhowaan sheegay inay qaateen ku dhaqanka diinta Islaamka.

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa farriin u diray qaar kamid ah beelaha Puntland oo gobolada Mudug, Karkaar iyo Nugaal ka sheegay inay qaateen ku dhaqanka shareecada Islaamka.

DAAWO