DAAWO-Madaxweyne Deni oo Shacabka Garowe kula tukaday Salaadii ciida Garoonka kubada cagta

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Salaada Ciida kula tukadey Shacabka Garowe Garoonka kubada Cagta ee Garowe.

Madaxweyne Deni ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maanta ciida, wuxuuna u rajeryey nabad iyo wada jir.

Madaxweynaha ayaa Khubadiisa wuxuu kula dardaarmay Shacabka Puntland isagoo yiri “ Puntland waxaa lagu dhigay duk qaad iyo isu samir, eaana taas tan hada la looka baahan yahay, Xukuumadaydu waxay diyaar u tahay ama albaabku u furan yahay Qof walba, waan la hadlaynaa waana qancineynaa, Laakiin dhaqan uma aynaan lahaynnin Beelo gaara ay shir jaraa’id qabtaan, taas Lama aqbalayo.

DAAWO

Puntlandi.com
Garowe