VIDEO-Puntland oo caawa war ka soo saartay munaasabadda ciidul Adxaa iyo farriin shacabka ku socota.

Wasiirka wasaaradda caddaaladda iyo arrimaha diinta dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud oo caawa warbaahinta kula hadlay ayaa waxa uu ka warbixiyey munaasabadda ciidul Adxaa oo berri ku beegan isagoona shacabka farriin u diray.

DAAWO