Ergayga Gaarka ah ee QM James Swan oo soo dhaweeyey shaqada ay wadaan Gudiga Doorashada Jubbaland

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey uu u soo dirsadey Soomaaliya James Swan ayaa Qoraal uu soo saaray wuxuu ku muujiyey inuu ku hanweyn yahay iney shaqo hufan qabtaan Gudiga Doorashada Jubbaland.

Qoraalka wuxuu ku Sheegay in Gudiga Doorashada ee Madaxweynaha Jubbaland uu Magacaabay ay yihiin Gudiga Sharciga ah, wuxuu intaas raaciyey in Gudiga looga bashan yahay iney shaqo hufan oo xalaal ah ay Bulshada u qabtaan.

Hadalka kasoo yeeray Ergayga Gaarka ahayaaa wuxuu niyad jan ku yahay Musharixiinta diidan Gudiga.