DAAWO-Puntland oo ku dhawaaqday natiijadii Imtixaanka Fasalka 8aad.

Wassaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadig ahaa ee Puntland gaar ahaan fasalada 8aad ee sanad dugsiyeedkii dhammaaday 2018-2019.

DAAWO