VIDEO-Madaxweynaha Puntland oo 100,000 oo dollar ugu deeqay dhismaha garoonka Garoowe.

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa shubay lacag dhan 100,000 (boqol kun) oo dollarka Maraykanka ah isla markaana loogu talagay dhismaha garoonka kubadda cagta ee Mira-awaare Garoowe.

Wasiirka maaliyadda dowladda Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa guddiga u qareemidda dhismaha garoonka kubadda cagta ee Mira-awaare Garoowe ku warweejiyey lacag dhan 100,000 (Boqon kun) oo dollar taasi oo uu madaxweynaha dowladda Puntland horay ugu balanqaaday dhismaha wajiga 1aad ee garoonka.

DAAWO