DAAWO-Mid kamid ah beelaha gobolka Sool oo Laascaanood kaga dhawaaqday diidmada amarka Somaliland.

Kulan ay magaalada Laascaanood ku yeesheen waxgaradka iyo isimada beesha Ugaadh-yahan ayaa waxa ay kaga arrinsadeen aaya ka talinta gobolka Sool iyagoona shaaca ka qaaday inaysan qaadan doonin amarada horjoogayaasha Muuse Biixi soo magacaabay.

DAAWO