WARAYSI-Shire Xaaji Faarax oo ka hadlay qarax lagula beegsaday Boosaaso.

Dr Shire Xaaji Faarax Wasiirkii qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland xilligii Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waraysi uu bixiyey faahfaahin kaga bixiyey qarax saaka lagula beegsaday Boosaaso, tirada khasaaraha, halka uu ku jeedey iyo qorshihiisa xiga.

DAAWO