DAAWO-Jabhad cusub oo lagaga dhawaaqay gobolka Togdheer durbana weerartay madadax katirsan SNM.

Jabhad cusub oo lagaga dhawaaqay duleedka magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa weerar ku qaaday badhasaabkii gobolka Togdheer, duqii magaalada Burco iyo massuuliyiin kale oo katirsan maamulka Somaliland xilli ay ku sugnaayeen duleedka magaalada.

DAAWO