Aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Yariisow

Waxaa goor dhaweyn la keeney Meydka alla ha u naxariistee Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow,

Diyaaradaha Ciidan ayaa meydka waxay kasoo qaaday Dalka Qatar,inkastoo qorshihu ahaa in shalay la keeno hadana maanta ayaa la keeney waxaana isla maanta lagu aasayaa Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qayb gala Aaska Marxuumka.