VIDEO-Guddoomiye Dhooba-daareed oo soo xiray kal-fadhigii barlamaanka Puntland.

Guddoomiyaha barlamaanka Puntland Mudane Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhooba daareed) ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray kal-fadhigii 44aad ee barlamaanka oo muddo ku dhow laba bilood soconayey.

DAAWO