Qabanqaabada Aaska Marxuum Yariisow oo Muqdisho ka socota

Gudiga loo xilsaaray qabanqaabada Aaska Marxuum Cabdiraxmaan Yariisow Gudoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa waxay sheegeen innMeydka Marxuumka uu ku soo wajahan yahay Muqdisho isla markaasna lagu Adi doono Muqdisho.

Gudigu waxay sheegeen in ay wadaan qaban qaabada Aas Qaran oo loo samfund doono Marxuumka, waxaana la filayaa in kumayaal Qof ay kasoo qayb galaan, Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha ayaa iyana kasoo qayb galaya.

Marxuum Yariisow Illaahay ha u naxariistee wuxuu u geeriyooday dhaawici kasoo gaaray Qarax loosoo maloogay isaga arbacadii, waxaana dhaawiciisa loo qaadey Dalka Qatar halkasoo uu ku geeriyooday Khamiistii.

Maanta ayaa la keenayaa Maydiisa , si loogu aaso Dalka.

Puntlandi.com
Muqdisho