DAAWO-Buuhoodle oo kaalinta 1aad u gashay xuskii 1da Agoos ee Puntland & madaxweyne Denni oo ka hadlay.

Madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Siciid Cabdullaahi Denni ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey dadkii ka qayb qaatay xuskii 1dii Agoos, waxaa kaalinta 1aad u galay degmooyinka Puntland magaalada Buuhoodle.

DAAWO