DAAWO-Madaxweyne Denni oo meel iska saaray Villa Somalia dhaqaale badana u balan qaaday garoomada Puntland.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa galabta dhagax dhigay garoonka kubadda cagta Mira-awaare, Siciid Denni ayaana dhagax dhigga ka sheegay in xukuumaddiisu ay boqolaal kun oo dollar ku bixin doonto dhismaha garoomada kubadda cagta ee magaalooyinka Garoowe, Boosaaso iyo Galkacyo kuwa kale ee Puntlandna ay ku xigi doonaan.

DAAWO