Daawo : – Wariye Shiine Colay oo Suldaanka Warsengeli iyo Beesha Maxamuud Salebaan ka difaacay Caydii iyo Calyadii uu ku sayray Abaal la’aawe Faysal Cali Dhurwaa

Shiine Colay bay ka fursan weyday inuu Reerka Majeerteen Cadowga ka waabiyo markii la waayey wax banaanka u soo baxa oo Sharfta iyo Cisiga Ilaahay siyey ku dhaata

Siyaasiga iyo Aqoonyahanka Majeerteen waa uu yaqaan inuu xil si foolxun oo kaba qaadnimo ah ugu raadsho, lakiin ma awoodo inuu sharafta dalkiisa iyo dadkiisa uu xukunka ku doonyo magacooda uu hal maalin dulmiga lagu hayo ka difaaco