Inaa lilaahi wa inaa ilayhu Raajucuun, Illaahay ha u naxariisto Hodan Naaleeye

Hodan Naaleeye oo ahayd Gabar Wariye ah oo iskeed uge adeegi jirtay Bulshada Soomaaliyeed ayaa ka mid ahayd Dadkii ku nafwaayay Hotel Cascasey Magaalada Kismaayo.

Hodan waxay kamid ahayd Dadkii u haajiray Dalka Kanada laakiin sanadihii u dambeyey waxay kusoo laabatay Dalka.

Dhamaan Howlwadeenada Warbaahinta Puntlandi.com waxay u tacsiyeynayaan Qoyska Reer Naaleeye Geerida ku timid Marxuumada.

Illaahay waxaan uga baryaynaa Dambi dhaaf iyo Jano waarta,

Aaaaaamiiiin
Aaaamiiiin