Deg Deg — Faahfaahin kale oo kooban- Haweynay Caan ah iyo Ninkeedii oo kamid ah Dadka geeriyooday, iyo Dhinashada oo 11 maraysa

Sawirka kore waa Hodan Naaleeeye oo wariye aahayd , waxat kamid tahay Dadka ku geeriyooday weerarka, iyada iyo Ninkeedii Illaahay. Ha unaxariisto

Inkastoo wali jawigu uusan Daganayn Hassan Ciidamada Amaanka Jubbaland waxay ku geelaysteen iney intabadan Hotel Cascasey oo Gacanta ku dhigaan, kadib markii Kooxo naftood haligayaal ah ay isku miidaamiyeen Hotelka oo ku yaal bartamaha Kismaayo.

Wali ma Susan suura galin in la hele warar Rasmussen ah khasaaraha ka dhashay Weerarka lagu qaadey Kismaayo.

Haweynay Wariya ah Hodan Naaleeye ayaa lagusoo waramayaa iney kamid tahay dadka ku nafwaayay weerarka iyada iyo Odeygeedii, Xildhibaan ka tirsan Federaalka ayaa lagusoo badbaadshay Hotelka, Xildhibaanka oo lagu magacaabo Axmed Xaashi waxaa markii hore suuqa soo galay inuu geeriyooday laakiin waa nool yahay, laba nabadoon oo Reer Jubbaland ah oo Hotelka deganaa waa la waysan yahay.

Wariye Gacmadheere oo SBC usoo warami joray wuxuu kamid yahay Dadka la waysan yahay, Deeq Ciise oo Hay’ad Samafal hogaansha isna Dadka la waysan yahay ayuu kamid yahay.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa goor dhow wuxuula hadli doonaa Saxaafada, waxaa Sudans Puntlandi.com u sheegay Madaxtooyada Jubbaland.

Uge Quraan 4 Kuwait weerarka soo qaadey ah waa la dilay.

Ciidamada ayaa isku gadaamay Hotelka, sidaas awgeed warar badan oo kutiri kuteen ah ayaa suuqa wareegaya.

Dhimashada Ikast hada waxaa la xaqiijiyey waa 11 qof oo dhimasho ah, laba Dumar tahay.

Weerarka ilaa hada cidna sheegay laakiin Saxaafadaha Muqdisha ayaa waxay tabinayaan in ay Al- shabaab Sheegteen.

wixii Faahfaahin ah kala soco Puntlandi.com