Breaking—- Faahfaahin kooban” Kozo naftood haligayaal ah oo gudaha ugalant Hotel Cas-casey Kismaayo,Dagaal wali socda

Kooxo hubeysan oo ku bilaabay Ismiidaamin iyo rasaas ayaa gudaha ugalay Hotel Cascasey Magaalada Kismaayo.

Kooxda ayaa qarax iyo Rasaas xoog uge galay Hotelka Donna waxay bilaabeen iney kasoo dagaalamaan Hotelka Gudihiisa.

Ciidamada Amaanka Jubbaland ayaa durba soo gaaray, waxaana hada socda Dagaal.

Khasaaraha ula hada Lama oga inta uu gaarsiisan yahay.

Maxaan kala solomas oo kale …

Hotel Cascasey wuxuu ku yaal bartamaha Kismaayo, koox ganacsato ah ayuu u kiraysnaa, oo ganacsadihii Lhasa EU koteriets, waxaa hada deganaa oo marti ku ahaa Ergooyin u yimid Arimaha Doorashada,Ergadaan ayaa waxay kasoo jeedaan mid ka mida Beelaha Madaxweynaha hada cirka haha Mudane Axmed Madoobe.

Xukuumada Jubbaland ayaa goor dhow shir jaraa’id qabanaysa ay kage warbixinayaan weerarka.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com