DAAWO-Macqluumaadka imtixaankii Puntland oo dhamaystirsan 10-ka arday ilaa tobanka dugsi ee u sareeyey.

Waxaa maanta lagu dhawaaqay natiijada imtixaankii kama dambaysta ahaa ee fasalka 12aad ama fasalka form fourka dugsiyada sare ee Puntland, waxaana garab socdey qaabkii ay u kala sareeyaan dugsiyada iyo ardaydu sanad dugsiyeedkaan.

DAAWO