Breaking — Natiijada Imtixaanka Dugsiyada sare ee Puntland oo lasoo dhajiyey , Bosaso oo nr 1 gashay iyo Galdogob oo 2 galay,Bosaso 3

Waxaa lashaaciyey Natiijada Imtixaanka Dugsiyada sare ee Puntland , imtaxaanka ayaa sidii loogu talagalay kusoo dhamaaday,qaadistiisii iyo sixidiisiiba.

10-ka Ardey ee Natiijada uge saraysa galay ayaa waxaa kaalinta Kowaad galay Khadar Saciid Salaad oo Reer Bosaso ah, halka Kaslinta labaadna ay gashay Aniisa Cabdirsaaq Xirsi oo reer Galdogob ah.

Kaalinta 3aad waxaa galay Cabdiraxmaan Cali Maxamed oo Reer Bosaso ah.
Tobanka ardey ee uge Buundada sareeya Puntland ayaa 5 ka mida waxay ka yimaadeen Iskuulada Bosaso, Hambalyo Hambalyo Bosaso iyo Galdogob, Well done.