DAAWO-Axmed Madoobe oo hanjabaad culus u diray hogaamiyayaasha Muqdisho.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo booqanayey jiidaha hore ee dagaalka gobolka Jubbada hoose ayaa hanjabaad culus hawada u mariyey hogaamiyayaasha Villa Somalia oo burburin la damacsan Jubbaland.

DAAWO