Madaxweynaha Soomaaliland oo markante roogcas loo dhigi doono Dal kale

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa todobaadyada soo sovs wuxuu markale u safari doonaa Dal kale oo aan wali la shaacin.

Wararka ay Puntlandi.com helayaan ayaa waxay sheegayaan in Madaxtooyada Soomaaliland ay go’aan Sareen inaan la shaacin Dalka uu Madaxweynuhu Boqan doono sababtoo ah waxay ka cabsi qabaan in Villa Soomaaliya ay fars galiso oo khashkhashaado booqashadaan.

Sargaal ka tirsan Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliland ayaa Puntlandi.com wuxuu u sheegay in booqashadaan kale ay la mid noqonnayso Oo kale booqashadii Guinea uu ku tagay Biixi,isla markaasna loo gogli doono Kaarbat gaduud ah.

Sargaalku wuxuu intaas ku daray in Safarkaan cusub uu Muuse hogaamin doono wafdi aad u balaaran oo golaha Wasiirada ka mid ah.

Sida muuqata hada Xukuumada Federaalka Soomaaliya waxaa sugaya iney ku dhawaaqdo Dal kale oo Xiriirka loo Jaratoyo.

Puntlandi.com
Hargeysa