DAAWO-Madaxweynaha Puntland & QM oo kawada hadlay xaaladda Sool iyo Sanaag.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa xafiiska madaxtooyada ee Garoowe kula kulmay u qaabil sanaha xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan.

Madaxweynaha Puntland iyo James Swan oo ku cusub xafiiska ayaa waxa ay kawada hadleen xaaladda guud ee Soomaaliya, arrimaha Puntland, wadashaqaynta labada dhinac, xiisadaha ka aloosan gobolada Sool iyo Sanaag iyo arrimo kale.

DAAWO