Puntland oo Villa Somalia uga digtey faragelinta doorashooyinka Jubbaland iyo Galmudug.

Wasaaradda arrimaha gudaha, dimuquraadiyeynta iyo arrimaha federalka dowladda Puntland ayaa hogaamiyayaasha Villa Somalia uga digtey inay faragelin ku sameeyaan doorashooyinka maamulada Jubbaland iyo Galmudug.

AKHRISO