Daawo : – Caaqil Axmed Maxamuud Daad (Sanyare) ” Faysal Cali Dhurwaa maalin Irir ha sheegto, maalina Dir , lakiin Naceybka Isaaq Darood u qabuu ayuu soo Matagaa “

Afhayeenka Odoyaasha Dhaqanka ee Gobolka Sool Caaqil Axmed Maxamuud Daad ‘Sanyare’ ayaa ku tilmaamay Faysal Cali Waraabe mid maalinba beel sheegta isla markaana sameeya cadaawad iyo Nacayb uu u hayo Beesha Daarood Ismaaciil.

‘Faysal sow adiga ma ahayn kii 50,000 $ ku bixiyey safar iyo tigidho sidii aad u salaami laheyd Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.