MUUQAAL : – Haweeney dumar badan ku guursatey Koonfurta Galkacyo iyo qalabkeedii oo la qabtay.

Hogaanka ciidanka booliska xaafadda Baraxley ee  Maamulka Galmudug ayaa soo bandhigay haweeney xirneyd Dharka raga, kuwaas oo dadka ula macaamili jirtay sida ragga oo kale qaar kamid ahna horay u soo guursatay sida la xaqiijiyey iyo agab ay ku hubaysnayd.

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug Maxamed Nuur Cali (Gadaar) ayaa sheegay in baariraano dheer kadib Gabadha oo lagu Magacaabo Deeqo Cabdullahi Aadan balse ku qaraaban jirtay Deeq  la ogaaday inay tahay qof dumar ah balse iska dhigayay Rag.

DAAWO