Video- Daawo muuqaalka Dekeda Garacad

Shacabka iyo dowladda Puntland oo iskaashanaya ayaa deegaan xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug waxa ay kawadaan dhismaha mid kamid ah dekedaha ugu casrisan dhulka Soomaaliyeed, inkastoo dagaal culusi kaga yimid Koonufrta iyo bartamaha Soomaaliya oo Villa Somalia qayb ka tahay.

Dhismaha dekeddaan casriga ah ayaa hadda waxa uu marayaa meel wanaagsan waxaana kormeer ku tegey wasiiro iyo saraakiil ka socda dowladda Puntland oo masuuliyiinta gacanta ku haysana ku dhiirigelinayey in la ilaaliyo saamaynta deegaan ee mustaqbalka ku imaan karta dhulka la qodayo.

DAAWO