Muuse Biixi oo sumcad iyo Shacbiyad ku helay go’aamadii Dowlada Federaalka, Hargeysana wuxuu maanta ka helayaa soo dhaweyn uusan waligiis arag

Qaabka ay Xukuumada Federaalku u wajahday Soomaaliland waxay date u qaadey Magaca Soomaaliland, waxayna Hargeysa ku heshay sumcad iyo soo jiidashada Indhaha Caalamka.

Siyaasiyiinta ruugcadaaga ah er Soomaaliyeed waxay dheegeen in Habdhaqanka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ay khatar ku tahay Qaranimada Soomaaliya iyo in Soomaaliya ay waydo Saaxiibo Baden.

Mdaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi waxaa maanta loosoo dhaweyn doonaa sidii Halyay,Magaalada Hargeysa waxaa hads ka soves qaban qaabada soo dhaweyntiisa oo aan loo kala Ahring.

Dowlada Puntland ayaa showet jeer oo hore waxay ka digtet qaab siyaasadeedka Xukuumada Federaalku ula macaamisho Maamul Goboleedyada tasoo ay Puntland ku tilmaantay qar iska xoornimo Siyaasadeed iyo Qaranimada Soomaaliya oo la wiiqayo.

Gud ahaan waxaa la dhaliilayaa qaabka Xukuumada Federaalka ay ku wajahday Hargeysa tasoo ay ka maqantahay hufnaan iyo Siyaasad , Aqoon yahan Siyaasi Faysal Rioble oo Warbixin ka qoray Xukuumada Soomaaliya ayuu ku tilmaamay Koch Federaal diid ah oo usoo tafa xaytay burburinta Federaalka.

Puntlandi.com
Kismaayo