(VIDEO) Shirkii Golaha wasiirada Puntland oo looga hadlay xaalada gobolka Garda-Fuu iyo Amniga guud ee Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo shir gudoomiyey shirka golaha xukuumadda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo shir Gudoomiyey shirka Golaha Xukuumadda Puntland.Af-hayeenka Madaxtooyada Mudane Jaamac Yuusuf Jaamac Dabaraani ayaa faahfaahin ka bixiyey shirka #TAYAYNIYOTIIGSI Puntland State House

SlÄet op af Puntland State House i Torsdag den 20. juni 2019