(Dhegayso) Madaxweyne Xaaf oo eedeen kulul ujeediyay Farmaajo

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada  Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay layaab ku tahay hadalkii ka soo baxay dowladda ee ahaa in doorashada Galmudu ay dowladdu qaban doonto.

waxa uu sheegay in ay tahay arintaasi xad gudug sahrici daro ah, Galmudugna ay umadax banaantahay doorashadeeda.

Xaaf ayaa sheegay in dowadda ciidan iyo dhaqaaleba ay ku bixinayso sidii ay u bur burin lahayd maamulka Galmudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa xilkan loo doortay  3-5-217kii, wuxuna ku dooday in mudo xileedkiisa uu ka bilaabanayo heshiiskii Jabuuti.

Dhegayso.