(Dhegayso) Falanqeyn : maxaa keena in Baddu mararka qaar ay kacdo oo ay fatahaad samayso?

Aqoonyahan Cabdirisaaq Aadan Shire oo  ku taqasuskiisay arimaha Juqraafiga haystana Master Degree  kana tirsan Jaamacada Baddacas Bosaaso ayaa warsidaha Puntlandi.com waxa uu wax ka waydiiyay qataraha ay lakulmi karaan dadka dagan  Badda hareeraheeda, gaar ahaa deegaanka Caluula.

Dhegayso.

Sawirro.