(Dhegayso) Jaamacada Jariiban oo si isku tashi ah lagu dhisayo

Dhismaha jaamacada Jariiban Universaty ayaa maraya meel gabo gabo ah, waxaana lagu dhisayaa qaab isku tashi ah.

Madaxweynhii hore ee dowladda Puntland Cabdiwali Gaas ayaa horay ubilaabay hal hayska ah Puntland ha isku tashato taas oo lagu dhisay intabadan kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntland.

Halkan ka dhegayso warbixinta.