DAAWO-Wasiirka amniga dowladda Puntland oo ka warbixiyey safarkiisa Muqdisho & shirar uu kaga qaybgalay.

Wasiirka wasaaradda amniga iyo DDR-ta ee dowladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa waxa uu ka warbixiyey shir looga hadlayey arrimaha ammaanka oo uu muddooyinkii ugu dambeeyey kaga qaybgelayey magaalada Muqdisho.

DAAWO