WARAYSI-Muxuu yahay qorshaha xukuumadda Puntland ee dadka ka barakacay Caluula.

Degmada Caluula ee gobolka Bari ayaa waxaa saamayn xoogan ku yeeshay badda oo ku soo fatahday waxaana jira qoysas badan oo ka cararay guryohooda oo ka agdhowaa guryohooda kadib markii ay biyihii baddu gudaha u soo galeen.

Haddaba wasiirka wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda dowladda Puntland Faarax Awaash ayaa waxa uu ka warbixiyey xaaladda xilligaan ee deegaankaasi iyo sida ay xukuumadda Puntland ugu diyaar garawdday u gurmashada dadkaasi.

DAAWO