DHEGAYSO-Beelaha Jubbaland oo sheegay inay isku filan yihiin farriina u diray Villa Somalia.

Qaar kamid ah beelaha ugu tunka weyn deegaamada Jubbaland ayaa isku raacay inay ilaashadaan midnimada iyo jiritaanka maamulkooda, waxaana ay sheegeen in Jubbaland ciidan ahaan iyo shacab ahaanba ugu filan tahay doorashadooda.

Beelahaan ayaa uga digey Muqdisho inay faragelin ku samayso doorashadooda waxaana ay sheegeen inay ku dhaqanto dastuurka dalka ama lagu kala tago.

DHEGAYSO