(VIDEO) Wasiirka maaliyada Puntland oo Garoowe ku daah furay shir ku saabsan Bixinta Canshuuraha

Garoowe Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo ka hadlay kulankii Agaasimayaasha Wasaaradaha Dawladda ayaa yiri "hay'adii aanu ka wayno lacagta Cashuurta dacwad baanu ka gudbinaynaa waxaanu leenahay qofkaasi ma istaahilo in uu ummadda xil uhayo waayo Cashuurtii Dawladda ayaa laga waayay"Muuqaalka hoos ka daawo Baahintii Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

SlÄet op af Wasaaradda Maaliyadda Puntland i Onsdag den 19. juni 2019