VIDEO-Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku soo laabtay kana warbixiyey safarkiisii Shiinaha iyo Itoobiya.

Madaxwyenaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa dalalka Shiinaha iyo Itoobiya ayaa galabta ku soo laabtay Garoowe.

Siciid Cabdullaahi Madaxweynaha Puntland oo warbaahinta hadal kooban ku siiyey garoonka diyaaradaha Garoowee ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu ku soo laabto dalkii oo roobsaday nabadna ah, wuxuuna faahfaahin kooban ka bixiyey safarkiisii.

DAAWO